SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Oo Ganacsatada Ugu Baaqday Inay Safka Hore Ka Galaan Qorshaha Kahor Taggga COVID-19

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb qaataan qorshaha xakameynta...

Kumaandooska Danab Oo La Wareegay Degaanno Ka tirsan Xeebta Gobalka Shabeellaha Hoose+ Sawirro.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya Guutada 16-aad ee Danab ayaa Howlgal nabad diidka looga Saarayo dhulka xeebta ah saakay ka billaabay Degaannada Dhanaane, Gandershe iyo Jilib...

Maamulka Galmudug Oo Xalliyay Colaado Ka Jiray Deegaanno Ka Tirsan Galmudug

C/di Jaamac Cabdulle Xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo  masuuliyiin ka socday Galmudug ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka...

Xudur Oo Weli Laga Wacyigelinayo Dadka Cudurka Caabuqa Karoona

Mustaf Maxamed Cali (Siimow) waa wacyigeliye muddo ka badan 50 sano ku jiray fariimaha bulshada lagaarsiiyo tan markii cudurka COVID 19 dunida ku faafay...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay In Xarumo Cusub Lagula Tacaalayo Bukaannada COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay ee COVID-19. Marwo Fowziya Abiikar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...