SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wabiga Shabelle oo ku fatahay tuulooyin hoostaga magalada Joowhar

Muqdisho(SNTV):-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyey agagaarka magaalada Jowhar ee caaamimada...

Qalab Caafimaad oo ka yimid Turkiga oo Garoonka Muqdisho laga soo dejiyay+Sawirro

Diyaaraddii seddexaad oo deeq agab caafimaad sida oo ka socota Dowladda Turkiga ayaa saakay oo axad  ka soo degtay garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Aadan...

Baaritaanno la Sameeyay ayaa Lagu Xaqiijiyay in 48-kii Saac ee Lasoo Dhaafay in ay Soo Kordheen Xaalada Cusub Oo COVID-19 Ah

Muqdisho:(SNTV):-Wasiirka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda dalka ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19, 10...

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid-19 oo si rasmi ah uga furmay muqdisho

Muqdisho:(SNTV)-Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Dowladda Soomaaliya Cusmaan aadan...

Farriinta Madaxweynaha JFS ee Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

Muqdisho.(SNTV):- Farriinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ee Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Xorriyadda Saxaafadda Xubnaha sharafta leh ee Bahda Warbaahinta Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...