SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xuska 15-Ka May Oo Lagu Qabtay, Jowhar & Meelo Kale Oo Dalka Ah. “Sawirro”

Munaaasabad lagu maamuusayay sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka iyo 13-kii dhallinyaro ee galay taariikhda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay...

Degmada Warta Nabadda Oo Xalay U Gudubtay Wareegga 3-aad Ee Tartanka Cilimiyeedka “Sawirro”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Akhriso Isku Aadka Wareegga Sideed Dhammadka Ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga sideed dhamaadka tartanka ee Warbaahinta Qaranka.    

Reer Garbahaareey Oo Ka Cabanaya Biyo La’aan Baahsan+Sawirro

Muddooyinkii u danbeeyay waxaa biyo la’aan baahsan soo wajahay degmada Garbahaareey ee xarunta Gobalka Gedo  ka dib markii ceelka kaliyaha oo ay biyaha ka...

Gobalka Banaadir Oo Howlo Buufin Ah Ka Sameeysay Suuq-Bacaad +Sawirro

Waaxda Caafimaadka ee Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah ka sameeysay suuq-bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Caasimada iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...