SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Waare Oo Cafis U Fidiyay 10-Maxbuus

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedla Hirshabelle Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaannada...

Guddiga Qaran Ee Ka Hortaga Covid-19 Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimid Faafintaanka Karoona

Kulanka ay yeesheen Guddiga Qaran Ee Ka Hortaga Cudurka Covid-19 oo ahaa  qaab muuqaaleedka Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta  guud ee...

Wasiir Maareeye Oo Soo Xiray Tartan Ay Baahinaysay Warbaahinta Qaranka Oo La Soo Gebo-gabeeyay

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayari Maareeye ayaa caawa si rasmi ah  u soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka...

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dib usoo celiso muwaadiniinta Soomaaliyeed kuwaasoo muddo bil ah ku xayirnaa dibadaha iyagoo doonayay...

Tartamayaasha Warta Nabadda Oo Xalay Kaalinta 3-aad Ku Guuleysatay

Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan Oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso warbaahinta qaranka ayaa kulankiisa 30-aad waxa xalay ku tartamay kaalinta 3-aad ee Degmooyinka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...