SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Caafimaadka Oo Diiwaan Gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan...

Marwo Sacdiyo Yuusuf Oo Ka Mid Noqotay Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta codka aqlabiyad leh ku ansaxiyay xubin ka mid noqonaysa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka. 156 Xildhibaan ayaa cod aqlabiyad...

Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1-Aad Mariyay Hindisaha Dib U Eegista Sharciga Xisbiyada

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...

Warfaafinta Oo Ka Tacsiyadeysay Geeridii Marxuum Cabdi Tahliil Warsame

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allahaa u naxariistee geeridii ku timid...

Taliyaha Xoogga Oo Dhagax Dhigay Qeybo Cusub Oo Ka tirsan Taliska Guud Qaybta 21-Aad+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee deegaannada Galmudug ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...