SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Soo saaray War saxaafadeed Lagu Taageerayo Shirkii Wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanadii ka soo baxay Shirkii Madaxda Maamul Goballeedyada dalka...

Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Oo La Kulmay Xisbiyada Loo Diiwaangeliyay Si KMG Ah. ”Sawirro”.

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula qaatay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan gudaha magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya. Kulanka...

Xarunta CID Oo Adeegyadii Dib U Billaabaysa Dhowaan

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodii kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday adeegyadii muhiimka ahaa ee...

Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay dil uu geystay Askari ka tirsan ilaaladiisa

Wasiirka Cadaaladda XFS Abuukaate, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inuu cadaaladda marayo Askari ka tirsan ilaaladiisa oo Magaalada Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa...

Ciidanka xoogga Dalka oo ka warbixiyay howl-gallo ka dhacay Shabeellada dhexe

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka fuliyay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellada dhexe. Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...