Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Soo saaray War saxaafadeed Lagu Taageerayo Shirkii Wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Date:

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanadii ka soo baxay Shirkii Madaxda Maamul Goballeedyada dalka isagoo ku tilmaamay Guul horudhac u ah heshiis wadajir ah oo Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ah.

Sidoo kale wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug oo kaalin mug leh ka qaatay qabsoomidda Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Hoos ka aqriso Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...