SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

The Best Dating Apps For 2020

This is the service to strive if you're on the lookout for lengthy-term take pleasure in. In the meantime, ...

Wasiir amniga Galmudug oo dhagax dhigay xabsi cusub+Sawirro.

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb. Wasiirka iyo Taliyaha...

Madaxweyne Farmaajo: “Wixii kasoo baxa shirka Dhuusamareeb waxaan la wadaagayaa Baarlamaanka”+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga heer Federaal...

Dowladda Iran oo Ka digtay khatarta ka dhalan karta heshiiska dhex maray Israel iyo UAE.

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa sheegay in tallaabada ay qaadday dawladda Emirate-ka  oo ay ku sheegtay in ay xiriir  la yeelanayso Israel ay tahay arrin khatar...

DFS oo dalka kusoo celisay maxaabiis ku xernayd Tanzania. “Sawirro”

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay maanta dalka dib ugu soo celiso 17 muwaaddin, kuwaas oo u badnaa maxaabiis laga soo daayay xabsiyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...