SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

AMISOM oo xarumo waxbarasho ka hirgelisay degaanka Hosingow ee Gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir iyo dib u dhis...

Dab qasaaro geystay ayaa ka kacay deegaanka Bacaad weyn ee Mudug.

Dab dhaliyey Khasaare kala duwan ayaa ka kacay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, waxaana lasoo sheegayaan in uu jiro khasaare xooggan oo dabkaasi uu...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo siihayaha xilka Wasiirka gargaarka oo kormeer ku tagay Afgooye+Sawirro.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur-Galbeed Soomaaliya mudane, Cali Saciid Fiqi, sii hayaha xilka Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudan, Xamza Saciid Xamza iyo Goddoomiyaha Gobolka...

Online dating sites For Marriage – Is It Right For You?

If you are looking for any place enabling you to meet a very good and suitable love spouse for your...

Ideal Dating Sites Of 2020

Online dating sites intended for married the sexes promise discernment, and also you’ll discover some also offer advice on tips on how to...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...