SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Garnaqsi: Xorriyadda Saxaafadda iyo xaqiiqda hortaalla

Marka hore iga gudooma salaan iyo tixgalin,marka xigtana Qoramadaan kooban ayaan u arkay in ay malaha fiicnaanlahayd in aan soo bandhigo kaddib qiimayn aan...

Beeraleyda magalada Xuddur oo cabasho ka muujiyay dhac loo geysto beerahooda.

Beeraleyda degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa cabasho ka muujinaya dhac iyo burburin loo geesto dalagyada beerahooda marna laga qaato qalabka beeraha ay ku...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay maamulka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay  in kulan muhiin ah uu Muqdisho kula qaatay Safiir ku xigeenka Dowladda...

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada 1-aad ee xil-heynta Duqa Muqdisho oo Muqdisho lagu qabtay.

Munaasabad lagu maamusayay sannad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii uu xilka la wareegay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamuud...

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo kulan Internet-ka ah la yeeshay Madaxda jaamacadda carabta.

Sii hayaha Wasiirka maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan fogaan arag ah la yeeshay madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...