SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo kormeeray taliska ciidanka Badda+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa maanta kormeeray taliska ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya, wuxuuna Saraakiisha ciidanka ka...

War-Saxaafadeed ku saabsan Natiijadii Shirarkii Dhuusamareeb ee 1-6 Febraayo.

Muqdisho, 8 Febraayo 2021 – Saaxiibada beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis ku saabsan hirgelinta hanaanka...

Wasiir Beyle oo kulan miro dhal ah la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan Wasiir Ku-xigeenka, Wasiiru-Dowlaha,  &...

Golaha shacabka ee BJF oo ku kulmaya Muqdisho.

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha. Kulanka maanta ayaa looga hadlayaa labo qodob oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka.

Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan. Bayaan kasoo baxay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...