SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid Ciidan+Sawirro.

Dowladda Ingiriiska ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay Gaadiid Ciidan oo loogu tala galay qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka. Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda...

Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka “Sanadkan si xooggan ayaanu ula dirirnay Musuq maasuqa.

Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladdu ay sanadkan xoojisay la dagaallanka musuq-maasuq, taas oo kor u qaadday sumacada...

Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne.

Wabiga Shabeelle ee dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare.

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada...

Ciidanka XDS oo dhaq-dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Gobolka Mudug+Sawirro.

Qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka ku dhaqan Tuulada Shabeelloow ee Gobolka Mudug ayaa dhaq-dhaq Ciidan ka wada degaanka Dhagaxleey oo  qiyaastii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...