SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Jubbaland oo hay’adaha ammaanka amray baarista qaraxii Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha hey’adaha amniga, iyadoo uu Madaxweynahu faray inay keenaan baaritaannada dhacdooyinkii u...

Baxreyn oo si buuxda u aqoonsaneysa Israel.

Baxreyn ayaa noqtay dalkii ugu dambeeyay ee carbeed oo si buuxda u aqoonsanaya Israel kadib wada xaajood lagu hagaajiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dhinac,...

Al-shabaab oo khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray qarax ay ku aasayeen Gaarisa.

Wararka ka imaanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan yahay Al-shabaab ay ku geeriyoodeen 4...

Madaxweynayaasha Puntland iyo Koonfur-galbeed oo kulmay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo howla shaqo ujooga magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa hoyga uu ka degganyahay...

AMISOM oo sheegtay in ay dardargalineyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Abaanduulaha Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya Gen Diomede Ndegeya oo booqasho ku tegay Taliska qeybta 1-aad ee Ciidamada Uganda ayaa sheegay in booqashadan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...