SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Masar oo dowr ku leh heshiis maxaabiis is-weydaarsi ah oo u dhexeeya Xamaas iyo Israel.

Madaxa Xafiiska siyaasadda ee dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Islaamka ee (Xamaas) Ismaaciil Haniya ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay xilligan dhex-dhexaadin ka waddo...

Wada-hadallada nabadda Afgaanistaan ​​oo goor dhow ka furmay Dooxa.

Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar waxaa goordhow ka furmay wada-hadallada nabadda ee Afgaanistaan, kaasi oo ay martigalisay Qatar, waxaana tani lagu tilmaamay wada-hadallo...

Wadahadallo u dhexeeya Dowladda Afghanistan iyo Taliban oo maanta ka furmaya magaalada Dooxa.

Magaalada Dooxa ee dalka Qatar maanta oo sabti ah waxaa ka furmaya wadahadalo nabadeed oo u dhexeeya dowladda Afghanistan iyo Taliban kaas oo lagu...

Turkiga oo cambaareeyay xiriirka Israel iyo Carabta.

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaaree, wasaaradda arrimaha dibadda sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ku yahay qadiyadda Falastiin. “Waa talaabo...

Qaban qaabada aaska marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo ka socota Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socda qaban qaabada aaska guddoomiyihii  rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahim oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...