SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan sagootin ah u sameeyay Naadiga Dowladda Hoose+Sawirro.

Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan sagootin u sameeyay naadiga Dowladda hoose ee xamar oo safar Isboorti ugu amba-baxaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka...

Madaxweyne Lafta Gareen oo la kulmay Taliyaha ciidanka Xoogga dalka.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Generaal...

Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California.

Madaxweyne Trump oo meesha ka saaray walaaca laga muujiyay dhibaatada isbedelka cimilada xilli uu booqday goobaha dabka uu ka hurayo ee gobolka California, waxaa...

Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur.

Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah ku qaraxday  dad shacab...

Maxkamadda Dastuurka dalka Ivory Coast oo ogolaatay Musharaxnimada Madaxweyne Alassane Ouattara.

Maxkamadda dastuuriga dalka Ivory Coast ayaa ogolaatay in madaxweyne Alassane Ouattara uu u tartami kado markii sadexaad jagada madaxtinimada dalkaas oo dhici doonta 31...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...