SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shaqo la’aanta UK oo korortay.

Xafiiska diiwaan galinta qaran ee UK ayaa sheegay in laga soo billaabo bishii maarso ee sanadkaan kolkaas oo UK uu ka dilaacay cudurka Covid-19...

Baarlamaanka Japan oo Ra’iisul wasaare doortay.

Aqalka hoose ee Baarlamaanka dalka Japan ayaa maanta oo arbaco ah u doortay Yoshihide Suga in uu noqdo Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalkaas. Ninkan...

Guddoomye Mursal oo la kulmay Madaxda Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed.

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Kulanka Madaxweynayaasha...

Haweenka Gobolka Bnaadir oo kullan duco ah u sameeyay Xamdi Maxamed Faarax [sawirro]

Kulan baroor diiq ah oo loogu duceynayay allaha u naxariistee marxuumad, Xamdi Maxamed Faarax oo dhawaan kufsi iyo dil ay u geysteen kooxo arxan...

Booliiska oo Cadaado ku qabtay nin qey ka ahaa kiiskii marxuumad Xamdi Maxamed Faarax.

Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Boliiska Galmudug howlgal ay xalay xilli dambe ka sameeyeen magaalada Cadaado...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...