SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Deg deg: Diyaarad xamuul oo ku dhacday garoonka Muqdisho.

Diyaarad nuuca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Sky ward ee dalka Kenya ayaa ku burburtay dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka Aadan...

Turkiga oo beeniyey eedayn uga timid QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhacay Suuriya.

Turkiga ayaa jimcihii diiday eedeynta uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada oo Turkiga ka...

Madaxweynaha JFS: “Si aan shisheeye inoo soo faragelin,waa in aan inagu leenahay go’aanka arrimaheena.+sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Madaxda ka qeyb gashay...

Ciidamada Afgambiyay Xukuumaddii Mali oo qrsheynaya dhisidda Dowlad rayid ah.

Kooxda ciidanka ah ee afgambiga kula wareegtay dalka Mali ayaa billaabay qorshe ay ku magacaabayaan Madaxweyne ku meel gaar ah. Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib...

Tirada bulshada caalamka ee uu ku dhacay Covid 19 oo gaartay 30 malyan.

Cudurka Covid-19 ayaa  galaaftay nolosha 940 kun oo qof oo daafaha dunida ku nool, tirada cudurkaan haleelayna waxay gaartay  30 milyan, sida ku cad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...