SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Ra’iisul wasaaraha cusub ansixiyaan.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa baaq u jeediyay Xildhibaannada laga soo doorto degaannada Jubbaland. Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan...

Khasaare ka dhashay dhismo seddex dabaq ah oo ku burburay dalka Hindiya.

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka magaalada Mombaay ayaasubaxnimadii saaka burburay, halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux, sida laga soo xigtay warar...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka wada Galmudug.

Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ku beegsadeen deegaano maleeshiyaadka...

Alexei Navalny oo kasoo muuqday baraha bulshada kadib xaalad qatar ah oo uu galay.

Hoggaamiyaha Mucaaradka  Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay xaalad caafimaad oo halis...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhiggay Xarunta ilaalada deegaanka Xamar iyo waaxda Dad dhigista+SAWIRRO.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu sameynayo xarunta ciidanka ilaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...