SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq u diray Culimada Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaraaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa culimadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay sii xoojiyaan la dagaalanka iyo iftiiminta fikirka xagjirka maadaama...

Erdogan oo beeniyay in Turkigu dagaalyahanno Suuriyaan ah u dirtay Azerbaijan

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayib Erdogan ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay ee ah in dowladdiisu u dirtay dagaalyahanno Suuriyaan ah gobolka Karabakh ee ay...

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda oo tababar Diblomaasiyadeed u soo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradda.

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah guddoonsiiyay shahaado diblomaasiyadeed todobo agaasime waaxeed oo...

Bangiga adduunka oo 12 bilyan u qorsheeyay dalalka soo koraya si ay u helaan tallaalka Covid-19.

Bangiga Adduunka ayaa go’aan ku gaaray in 12 bilyan oo dollar la siiyo dowladaha soo koraya si ay u helaan tallaalka cudurka Corona Virus. Guddoonka...

Wasiir Beyle oo ku baaqay in si wadajir ah loo wajoho kooxaha ka dambeeya xasuuqa bulshada.

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS C/Raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlay xasuuqi ka dhacay isgoyska Soobe,ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ay u midoobaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...