SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Farriinta maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la’aanta kuwa gaysta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta

Munaasabadda sannadkaan ee Maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la’aanta Kuwa gaysta dambiyada Ka dhanka ah Saxafiyiinta, adduunku, oo ay warbaahintu ka mid...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska dhisamaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta,+SAWIRO+MUUQAAL.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa tababar u furay Garsoorayaal iyo Tababarayaaal ka socda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada,+(SAWIRRO) (MUUQAAL).

Tababarkan oo wajigiisa saddexaad la siinayo Macalimiinta Garsoorka Dalka ayaa waxaa ka qayb galaya Garsoorayaal heer Federaal heer, Dowlad Goboleed iyo kale Xeer ilaaliyeyaal...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo Garoowe kula kulmay Madaxwayne ku-xigeenka Puntland.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya S/gaas. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula kulmay Ku-simaha Madaxweynaha ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...