SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha Somaliland ee Baarlamaanka dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug Ujeeddo: Magacaabidda Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug. Markuu Arkay:   Qodobka 50aad...

Taliyaha Ciidanka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeeray xarumaha ciidanka booliska Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari, Taliyaha ayaa Booqday Goobaha loo asteeyey in lagu...

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia oo sheegay inay soo celinayaan nidaamka kala damnbaynta ee gobolka Tigreega,

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Abiy ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Twiterka...

Ethiopia oo duulimaadyada diyaaradaha ka xirtay gobolka Tigrey ee dalka Ethiopia,

Waaxda duulista ee Ethiopia ayaa sheegtay in duulimaadyada diyaaradaha ee caalamiga ah iyo kuwa gudaha laga xiray garoomada diyaaradaha magaalooyinka Mekelle, Shire, Axum iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...