SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Howlgal Miino baaris ah ayay Ciidamada Xooga Dalka kusoo qabteen 3 miino iyo ninkii Aasayay Gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Howlgal ka sameeyeen degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, Waxayna Howlgalkaasi la sheegay inay ka soo saareen miinooyin...

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay dhiggiisa Kenya.

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho Xoghayaha Sare ee Wasaaradda...

Waxaa sii kordhaayo Dilalka muwaadiinta Soomaalida loogu geysanayo dalka Koonfur Africa.

Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay muwadin Soomaaliyeed ku dileen Gudaha dalkaas, kaas oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed...

Madaxweyne farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Dalka Maraykanka Joe Biden.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu...

IGAD oo ka walaacsantahay xaalada dalka itoobiya waxayna ku baaqday wada hadal.

Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday Dalka itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...