SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Mudane Ludfi Shariif Maxamed ayaa Magaalada Dhusamareb uga Qaybgalay Kulanka soo Aruurinta Aragtida Bulshada Galmudug ee ku aadan Qodobada...

Saraakiisha Ciidamada Jabuti oo Agab Isborti ku wareejiyay Gudiga ciyaaraha Gobolka Hiiraan+(SAWIRRO).

Saraakiisha Ciidamada Dalka Jabuuti ee kamid ah howlgala AMISOM ee Gobolka Hiiraan Ayaa Qalab Sports oo dhameeystiran ku wareejiyay xiriirka kubada cagta ee Gobolka...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Hay’adda FAO ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, ayaa  Kulan muhiim ah maanta layeeshay Agaasimaha Xafiiska Soomaaliya ee Hay'adda Cunada...

Diiwaangalinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle oo maanta ku eg.

Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle oo soo bilaabatay shalay ayaa maanta ku eg sida ay horey u shaaciyeen guddiga...

Sargaal sare oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa Howlgal qorsheysan lagu dilay Gobolka jubada dhexe.

Taliska Ciidamada Militariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe waxaa ay ku dileen sarkaalkii Maleeshiyaadka Al-shabaab...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...