SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta u soo xiray tababar diblomaasiyadeed 19 hablood oo howlwadeenno ka ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda+(SAWIRRO).

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta u soo xiray tababar diblomaasiyadeed oo muddo labo todobaad socday 19...

Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo soo saaray qoraal uu uga hadlaayo xaalada ka taagan dalkaasi.

Ra’isul wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in walaaca laga qabo dagaal sokeeye oo itoobiya ay gasho uu yahay mid aan xaqiiq ku fadhin. War qoraal ah...

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa ku booriyey in ay ka qeyb qaataan horumarinta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay doorkooda ku aaddan...

Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiyo Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hobyo+(SAWIRRO).

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi & mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka hobyo ee gobolka mudug, iyada oo si wyan halkaasi...

Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaarada Beeraha iyo Waraabka oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka Is-xilqaan+(SAWIRRO).

Waxaa si dar dar leh u soconaya Barnaamijka Is-xilqaan oo dib udhis looga sameynayo xarumaha muhiimka ah ee dowladda taasi oo ay ka qeyb...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...