SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Waxaa goor dhaw Magalaada Jowhar lagu doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabelle+(SAWIRRO).

Waxaa so idlaaday tirintii codadkii la qaaday ee doorashada Madaxweynaha Hirshabelle waxaana codeynta ku guuleystay Ali guudlaawe xuseen oo codadkii ugu badnaa helay, 99...

Saraakiil ka tirsan ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay.

17 sarkaal oo ka tirsan ciidanka federaalka Itoobiya ayaa la xiray kadib markii la sheegay in ay ku kaceen falal xasiloonida lid ku ah. Sida...

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo si rasmi ah ubilaabatay.

Xidhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goor dhaw bilaabatay codeynta madaxweynaha afarta sano ee soo socoto hogaamin doono Hirshabeelle . Codeynta ayaa mid qarsoonka oo lagu...

Shirka gabo-gabeyda dib u Eegista farsamo ee Dastuurka oo Muqdisho ka socda+(SAWIRRO).

Waxaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, Shirka Wadatashiga Hay’adaha Dastuurka ee heer federaal iyo heer dawlad goboleed. Shirka ayaa lagu wadaa in lagu soo gebo-gabeeyo...

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee ku suganMagaalada Jowhar+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxaa uu kulan lagu xoojinayo sugida amaanka la qaatay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...