SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Arday Baratay farsamada Gacanta oo shahaadooyin la guddoonsiiyay+(SAWIRRO).

Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay laba boqol dhallinyaro ah oo ka kala yimid Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada Dalka  oo ka qalin...

73 Arday oo ka qalin jebisay Jaacamadda Qur’aanka Kariimka+(SAWIRRO).

Munasabadda ay ku qalin jebinayeen 73 arday oo baratay cilmiga diiniga ayna soo qabanqaabisey Jaamacadda Qur’aanka Kariinka ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno, siyaasiin   aqoonyahanno ...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta iyo odoyaal dhaqameed ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda Gobolka Mudug.

Odoyaal dhaqameed Muqdisho ku sugan ayaa baaq nabadeed u diray dad walaalo ah oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Hul-dooyaale oo bari...

Maamulka Degmada Deyniile oo kulan qado sharaf ah u sameeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Kulanka qada sharafta ah oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Deyniile ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Xildhibaanno, Wasiiro ka tirsan...

Qarax dad ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Boqortooyada Sacuudiga.

Afar qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga Dadka dhaawacmay waxaa ku jira qof u dhashay UK sida ay sheegtay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...