SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Haweenka oo Baydhabo Ku Qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda+(SAWIRRO).

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim Xaabsade, ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgashay shir qeyb ka ah kulamo...

Dibadbaxyo lagu taageerayo howlgallada Dowladda ka waddo Ismaamulka Tigreega oo ka dhacay Itoobiya+(SAWIRRO).

Dibadbaxyo lagu taageerayo Dowlada Itoobiya isla markaana looga soo horjeedo Ismaamulka Tigreega ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Itoobiya. Kumanaan qof aya isugu soo...

Xukuumadda oo ka hadashay hannaanka doorashooyinka, Amniga dalka xilliga doorashada iyo colaadaha ka jira gobollada Mudug iyo Shabeellada Dhexe.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay in Xukuumaddu ay ku...

Biya qabadka Warta degmada Boondheere oo buuxdhaaftay ayaa sababtay in biyuhu gudaha u galaan xaafadaha ka agdhaw+(SAWIRRO).

Roobabkii Ka da'ay Magaalada Muqdisho Maalmahii u Dambeeyay ayaa Sababay Fatahaad ay Sameyeen Bulaacadaha Ku yaala Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan Bulaacadda Warta Boondheere ee...

Wasiirka haweenka XFS ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay+(SAWIRRO).

Wafdi ay hogaamineyso Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mr.'s Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta safarkeedii ugu horeeyay tan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...