SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Soomaaliya oo qadka Telefoonka kula hadlay dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyay...

Dowladda Federaalka oo Imaaraadka uga mahadcelisay gurmadka Abaaraha dalka

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa si kal iyo laab ah uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo maalinta Jimcaha aheyd iclaamiyey...

R/wasaare Khayrre oo Turkiga uga mahadceliyey taageerada kabka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii...

Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha ee Koonfurn Sudan

Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed oo ay wehliyaan  Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur...

Boqorka Sacuudiga oo la kulmay Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka

U adeegaha labada Xaram ee shariifka ah, ahna Boqorka dalka Sacuudi Careebiya Boqor Salmaan Bin C/casiis Ala Sacuud, ayaa kula  kulmay magaalada Riyad Xoghayaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...