SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

CHAN CUP: Soomaaliya oo maanta la ciyaareeyso Suudaanta Koonfureed

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan waddanka Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonno dhiggooda Suudaanta Koonfureed, waxanna ay ku kulmayaan...

Hey’adda WFP oo raashiin nafaqeysan keentay Muqdisho

Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan cunada ee WFP ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho ay ka dejisay diyaarad xamuul ah oo sida  raashiin nafaqeysan oo...

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed oo la kulmay naafada Qaranka

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed mudane; Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden (Jawaari) ayaa kulan la qaatay xubno ka mid ah ururka naafada Qaranka Soomaaliyeed ee uu...

Lacago loo uruurinaayo dadka ay saameyeen abaaraha oo ka socda Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxda hey’adaha samofalka ee ka dhhisan dalka Imaaraadka Carabta ayaa bilaabay olole gargaar oo dadka ku nool dalkaasi ay kaga qeybqaadanayaan soo uruurinta lacago...

Askari saakay lagu fuliyay xukun dil ah

Abaaro 09:00 subaxnimo waxay Maxkamada Dar 1aad Ciidamada Qalabka Sida Ufariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Gacan ku dhiigle Ex-A/le Bol. Axmad Cabdi Maadeey 28 jir ah...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...