SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qoysas abaartu saameysay oo kaalmo la gaarsiiyay

Qoysas abaarta ku xoola beelay ayaa la gaarsiiyay deeq uu ku taakuleyay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad Deeqdaan oo uu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Dib u dayactir Dugsi sare

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa Dhagax dhigay Dib u dayactirka dugsiga sare ee Max’uud Axmed Cali oo muddo...

Madaxweynaha oo qaabiley ehelada AUN Tahliil Jimcaale Hubane

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gelinkii dambe ku qaabiley xafiiskiisa ehelada Allah u naxariistee Tahliil Jimcaale Hubane oo...

Xaalad Dawo La’aan ah oo ka Jirta Isbitaalka Banaadir

Abaarta ku dhufatay Soomaaliya ayaa saameyn ku yeelatay xoola dhaqatada iyo Beeraleyda, taasi oo sababtay dhimashada xoolaha iyo in ay hoos u dhaco wax...

Wasiir arimaha dibadda oo la kulmay qaar kamid ah danjiriyaasha caalamka u fadhiya dalka

Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaaniga u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...