SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiye ku xigeennada cusub ee gobolka Banaadir oo xilalka la wareegay

Giddoomiye ku xigeennada cusub ee Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay sidoo kale waxaa xilka la wareegay xoghayaha guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow u duulay Waddanka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah mas’uuliyiin...

Degmada Caabudwaaq oo la-gaarsiiyey bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka

Isbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka  Waxaa  inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka baadiyaha  xili ay joogeen...

Maalinta Caalamiga ah ee Malaariyada oo laga xusay Soomaaliya  

Warka la xiriira in hoos u dhac uu ku yimid Cudurka Malaariyada Sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ku beegantahay  xili ay maanta tahay...

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada oo Sheegtay in Dib loo howlgelin Doono Kooxdii Fanaaniinta ee Danan

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha iyo Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada waxaa ay Maanta kulan la-qaateen Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Dhallinyaradda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...