SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

WASIIR YARIISOW “SHAQAALAHA DOWLADDA OO BERRI LA FASAXAY”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa amray in maalinta berrito ah la fasaxay dhammaan shaqaalaha dowladda Soomaaliyeed, si loogu weyneeyo maalinta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Furay Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka

Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa...

Guddoomiye Jawaari oo daah furay shir looga hadlayo hanaanka dib u eegista Dastuurka Dalka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa daah furay shir looga hadlayo hanaanka dib u eegista dastuurka. Shirkan oo ay...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo iskaashiga...

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka safaarada Turkiga ee Soomaaliya Cali kan Aksooy, iyaga oo ka wada hadlay mashaariicda horumarineed...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...