SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ruuxaani oo mar kale noqdey madaxweynaha Iiraan

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa ku guulaystay doorashada madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaasi, sida uu sheegay telefishinka qaranka waddankaasi. Waxaa la tirayey ugu badnaan...

Donald Trump oo ka degay Riyadh Sacuudiga Sawirro

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir uu la yeelanayo Madaxda wadamada Islaamka. Donald...

23 kun oo arday oo maanta u fadhiisatay imtixaanka dusgiga sare

Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 23-kun oo Arday ay maanta u fariisanayaan Imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee ku yaala koofurta iyo...

Kulan looga dooday arrimaha Federalka Soomaaliya oo lagu qabtay Minnesota

Kulan cilmiyeedkaan oo ay soo qabanqaabisay Madasha Dood Qaran ee saldhiggeedu yahay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu casuumay...

Cali Iidoow oo Calanka Soomaaliya geeyay fiinalka Orodka 1500 Mitir Ciyaaraha Olombikada Islaamka

Cali Iidoow Xasan oo orda orodka 1500 (kun iyo shan boqol) Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Islaamka ayaa usoo gudbay wareega Fiinaalka. Ciyaarahanan oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...