SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirkii Guddiga farsamada ee Baydhabo oo laga soo saaray War-Saxaafadeed.

Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka...

Haweenay Afrikaan ah oo markii ugu horeysay loo doortay Madaxa WTO.

Haweenayda lagu magacaabo Ngozi Okonjo-Iweala oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa noqoneysa haweenaydii ugu horeysay iyo waliba qofkii ugu horeeyey oo kasoo jeeda Afrika...

Wasaaradda Shaqada XFS oo hakisay xaadirinta Shaqaalaha Dowladda.

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo hakisay xaadirinta shaqaalaha dowladda . warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed...

Shirka arrimaha doorashada looga hadlayo oo maalintii 2-aad Baydhabo ka socda.

Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS mudane Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran, kaas oo shir uu uga socdo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...