SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

C/casiis oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan çilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Habeenkii laba iyo tobnaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, isla markaana uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo, waxaa ku tartamay degmooyinka C/casiis iyo Howl-wadaag oo...

Golaha Wasiirada oo anixiyey miisaaniyadda dowladda ee 2017-ka

Muqdisho, 8, June, 2017….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali...

President Farmaajo: “We will pursue them, and we will defeat Alshabab terrorists.

President Mohamed Abdullahi Farmaajo has sent his condolences to the families and the people of Puntland following today’s ambush on a military camp in...

Madaxweyne Farmaajo “Waan ka daba tageynaa, waana ka guuleysanaynaa argagixisada”

Muqdisho, 08 June 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda...

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xabsi laga dhisayo Gaalkacyo

Xabsi laga hirgelinayo duleedka  koofureed ee magaalada Gaalkacyo kuna fadhiya dhul dhan 500 mitir ayaa waxaa maanta  kormeeray  madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”. Madaxweynaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...