SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA WEYDII DHAQTARKA // 15-11-2020

Barnaamijka Weydii Dhaqtarka waxaa Todobaadkan Marti ku ah Dr Naaji Cismaan Yuusuf waxaana looga hadli doonaa Cudurka Macaanka ama Sonkorta hadaba waxaa ku jira...

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA // 15-11-2020

Halkan ka Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta oo qodobo muhiim ah ay ku jiraan. https://youtu.be/FxeXbDVehFw

Golaha Baarlamaanka JFS ayaa la filayaa in berri ay ka doodaan ansixinta xubnaha Guddiga adeega garsoorka Dalka

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa berri oo isniin waxa ay kulan weynaha golaha ku yeelan doonaan xarunta ku meel gaarka...

Golaha deegaanka Xudur oo warbixin ka dhageystay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud ee DG K/galbeed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guryeynta Dowlad goboleedka K/galbeed Yuusuf Wadani ayaa warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda siiyay golaha deegaanka...

Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea.

Dowladda Mareykanka ayaa canbaareysay weerar gantaalo ah oo TPLF ay ku garaaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee afrika Tibor...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...