SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Akhriso Isku aadka Wareegga saddexaad ee tartanka

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga saddexaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, iyadoo sidoo kale uu jadwalka ku cadyahay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo casho sharaf u sameeyey ergooyinkii ka qeyb galayey Shirkii dib u heshiisiinta Qaran.

Maamulka Gobolka Banaadir   ayaa   Xalay  Waxaa   uu casha Sharaf  Usameeyay  Ergooyinkii  ka Qaybgalay   Shirkii Madasha   Wada  Tashiga Qaran Kaasi oo Mudda Shan Maalin Ka ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeer Shaqo Ku Maray Qaar Kamid Ah Degmooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen...

Warta-nabadda oo u gudubtay wareegga siddeedda ee tartan cilmiyeedka

Habeenka 22-aad tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka Shangaani iyo Warta-nabadda oo ka wada tirsan gobolka Benaadir. Tartanka...

AKhriso war-murtiyeedkii ka soo baxay shirweynihii wadatashiga Qaran ee Hannaanka dib u heshiisiinta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...