SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

RW Khayre oo si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ee degmada Wadajir

Muqdisho, 20 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ay ku bartil-maameedsadeen...

ku dhowaad 10 qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay xarunta degmada Wadajir

10 rqof  ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay gudaha xarunta degmada Wadajir, iyadoo uu burburay  dhismaha xarunta degmada. Qaraxa oo ahaa mid...

Wasaaradda Amniga ayaa ka hadashay sababta loo xiray wadooyinka Magaaladda Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ka danbeyso xiritaanka qaar ka mid ah jidcadayaasha Magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay...

Wasiir Xayir ayaa magaalada jowhar maanta dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo 5km oo ka mid ah wadada isku xirta Muqdisho iyo jowhar

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta dhagax dhigay dayactir balaaran oo lagu samaynayo 5 km oo ka mid ah...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo lacag ku wareejiyay guddiga dhameystirka garoonka diyaaraha Garoowe

Xafladan uu Madaxwynaha Puntland ku wareejinayaay lacagtaani waxaa kasoo qaybgalay xubno ka socday  Golayaasha Maamulka Puntland Gudiyada Dhammaystirka Garoonka diyaaradaha Garoowe iyo  wadada Ceel...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...