SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha K/galbeed oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellah Hoose.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago...

Hay’adaha Dastuurka oo kulan la yeeshay Golaha Sharci Dajinta Hirshabelle+(SAWIRRO).

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Guddoga Lasocodka Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Warfaafinta JFS oo la kulmay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda warfaafinta XFS Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa kulan ku yeeshay xarunta Safaaradda England...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa istiraatiijiyada Warbaahinta ee UNSOM+(SAWIRRO).

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxa istiraatiijiyada warbaahinta xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee...

Shil gaari oo Qasaaro geystay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Afgaduudle ee Degmada Hobyo+(SAWIRRO).

Shilkan Gaari oo gaystay dhaawac iyo Khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Afgaduudle oo ka tirsan Degmada Hobyo Gaarigaan ayaa ahaa nuuca Xamuulka qaada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...