SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya

Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socda qaban qaabada shirka looga hadlayo Amniga Qaranka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda dowladda federaalka...

Horjoogayaal Al-Shabaab ah oo lagu duqeeyay Shabeellaha Hoose

Diyaarado Dadaal ayaa duqeeyay deegaan ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose iyadoo la bar tilmaameedsanayo Saraakiil ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Duqaynta ay...

Ra’isulwasaaraha oo ku guuleystay in lagu soo wareejiyo Soomaaliya maxaabiis boqol ka badan oo ku xernaa Ethiopia

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa ku guuleystay in maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa xasabsiyada dalka Ethiopia lagu Soo wareejiyo Dowladda Soomaaliya,isagoo dhinaca kalena kulammo kula qaatay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday kaydadka mucaawinooyinka raashinka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay waheliyaan Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseeen Xaaji, Wasiir ku-xigeenka...

Shaqaalo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo la Abaal Mariyay

Wasaaradda Warfaafinta ayaa maanta Abaal marisay qaar ka mid ah Howlwadeenada Wasaaradda kuwaas oo ku mutaystay Shaqo wanaag sida ay sheegeen masuuliyiinta Wasaaradda. C/raxiin Ciise...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...