SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

SNTV iyo Jubbaland TV oo Heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/raxmaan Cumar  Cusmaan “Yariisow”  Agaasimaha  Maamulka   iyo  Qorsheynta  Wasaaradda  Warfaafinta,  Agaasimaha  Wakaaladda Wararka ee  SONNA iyo  Agaasimaha waaxda...

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho, 5ta Luulyo 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Xildhibaano ka...

Midowga Afrika oo sheegay in uu wafdi u dirayo jasiiradda Dumeyra oo ay ku muransan yihiin waddamada Jabuuti iyo Eritrea

Guddoomiyaha Midowga Afrika, Muusa Faki Maxamed ayaa shalay ku baaqay deganaan isagoo dhinaca kale tilmaamay in wafdi ay u diri doonaan Jaziiradda Dumeyra oo...

Barlamaanka Masar oo kordhiyey muddada xaaladda degdegga ee dalkaas ka jirta

Barlamaanka Waddanka Masar ayaa Talaadadii shaley meel mariyey go’aanka madaxweyne Cabdifataax Al Sisi uu ku soo rogay xaaladda degdegga ee dalkaas, waxa ay kordhiyeen...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...