SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka Xubnaha Golaha Aqalka Sare Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada  Danjireyaasha martida inoo...

Guddoomiye Taabid oo Barlamaanka ka hor sheegay In la Cadeeyo Maqaamka Muqdisho

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir  Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed  oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Furay Kalfadhigii 2aad ee Golaha Shacabka

Muqdisho, 8 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga...

Eng Cabdi Canshuur Xasan “maalin walba 10 Milyan oo khasaare ah ayaa ka dhasha maqnaashaha Internet-ka”

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya. muddo ka badan laba toddobaad ayuu guud ahaan gobollada Koonfurta Soomaaliya...

Mareykanka: Xaflad loo qabtay arday dhameysatay Waxbarashada Dugsiyada sare

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu tala galay ardayda dhammaysatay dugsiyada Sare iyo kulliyadaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...