SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qarax Khasaaro gaystay oo ka dhacay Shiinka Dheer

Qarax Gaari ayaa ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiisha Booliska ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Gaari laga...

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Cadaado gaaray

Ujeedka socdaalka wasiirka dastuurka dowlada federaalka soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ay kusoo gaareen magaalada Cadaado ayaa ah in Bulshadu talo ku yeeshaan dhameystirka...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Booqashada Kismaayo waxay muujinayaa midnimo iyo in dawladdu ay diyaar u tahay inuu la xisaabtamo shacabkeedu”

Kismaayo 12, July 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...

Rakibaada Qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya oo bilaabatay

Waxaa la bilaabay rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiinta Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada. Maxamed C/llaahi Oomaar Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka...

Xildhibaannada golaha shacabka oo loo qeybiyey miisaaniyadda dowladda

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta horgeeyay Barlamaanka miisaaniyadda dowladda ku shaqeyneyso lixda bilood ee soo socota. Miisaaniyadda lixda bilood ee ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...