SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) WARKA HABEEN EE ©SNTV // SHUCEYB MAXAMED // 16-11-2020.

Halkaan ka Daawo Warka Habeenimo. https://youtu.be/ab2dxMAEhcc

(DAAWO) BARNAAMIJKA FALANQEYNTA ©SNTV // 16-11-2020.

Barnaamijka Falanqeynta oo Caawa ku soo qaadan doono qodobo dhawr ah. Halkaan ka Daawo. https://youtu.be/1XvZQ_AN2A4

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo dhaweeyay Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka Dalka.

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlayay ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku asixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa yiri...

Ciidanka Kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada Shabellooyinka iyo Hiiraan. Howlgalka ciidanka...

Wasiirka Ganacsiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Soomaaliya u jooga Dalalka Itoobiya, Suudaan iyo Koonfurta Suudan+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirada Soomaaliya u qaabilsan dalalka Itoobiya, Suudaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...