Iyadoo ay ka socanayaan magaalada Gaalkacyo barnaamijyo ku aadan la dagaallanka shaqa la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta ku dhawaad boqol iyo lixdan dhallinyara...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan hal mar bishiiba la qabto la yeeshay qeybaha kala duwan...