SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo dhiiragelinaysa waxbarashada dhalinyarada

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka Waxbarasho ee...

Nabadoono ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale

Nabadoonada Gobolka Galgaduud ee bartahmaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in la jojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Xeraale ee Goblkaas , nabadoon Cadceed Shiiqdoon...

Madaxweyne Cosoble “Waxaan Hirgalineynaa Garoomo Casri Ah Oo Kubadda Cagta Ah”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle  Dr Cali Cabdullahi Cosoble iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Maamulka ayaa ka qeyb galay islamarkaana daawaday Ciyaar aad u xiisa...

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koofur Africa

Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Feradaalka Soomaaliya iyo qaar a mid ah kuwa maamul goboleedyada oo maalmahan tabar...

Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu soo bandhigay magaalada Pretoria

Kulanka oo uu soo abaabulay Xafiiska Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Africa, ayna ka soo qeyb galeen Madax ka socoto Wasaaradda Arrimaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...