SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dalka Peru oo todobaad gudihiis magacaabay Madaxweynihii 3-aad.

Baarlamaanka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti  si loo helo xal siyaasadeed oo lagu dejiyo xiisadda cakiran ka...

Dowlada Itoobiya oo Duqeymo cirka ah ka fulisay Caasimada Tigray ee Waqooyiga Dalkaasi isla markaana diiday baaqyada dhexdhexaadinta.

Diyaaradaha dagaalka ee Dowlada Itoobiya ayaa duqeeyay magaalo madaxda gobolka Tigreega ee xasarada ka taagan, ilo wareedyo dhowr ah ayaa sheegay, iyadoo dowladda federaalka...

Madaxweyne Donald Trump oo qorsheynayey weeraro ka dhan ah dalka Iiraan.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku fakaray in uu weeraro goobta ugu weyn ee nukliyeerka Iran isbuucii la soo dhaafay laakiin ugu dambeyntii wuxuu go’aansaday...

Dowlada jabuuti ka hadashay Colaada Dalka Itoobiya.

Dowlada Jabuuti ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadla colaada itoobiya. Jabuuti waxay sheegtay in ay si buuxda u taageersantahay midnimada...

(DAAWO) Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Kormeeray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Nairobi Dalka Kenya.

November, 2019: Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in degdeg loo dhammeystiro dhismaha iyo dacaytirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...