SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaalida kunool Gobalka Minnesota oo saameyn kuyeeshey dilkii haweeney Australiyaan ahayd

Tan iyo markii Dhawaan  wiil Soomaali  Police Amerikaan ah lagu eedeeyey in uu toogtay haweeney Cadaan ahayd oo u dhalatey wadanka Australia, waxaa sii...

Golaha shacabka oo dib u celiyay sharciga la-dagaalanka musuq maasuqa (Daawo Muuqaal)

Kalfadhiga Labaad kulankiisa afaraad ee mudaniyaasha golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey,waxaana ajendaha...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Baladweyne ka furay maxakamadaha degmada iyo tan racfaanka

Munasabadan  lagu daahfurayay  maxkamadaha racfaanka Gobolka iyo mida Degmada Beledweyne laguna magacaabayay Guddoomiyaasha iyo garsoorayaasha maxkamadahaasi waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Hir-shabeelle...

Faahfaahin dheeriya oo kasoo Baxaysa duufaan Xalay ku dhufatay Degmada Caluula’

Wararka Saaka  ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ayaa kusoo waramaya inay ku dhufatay Dabaylo kuwaa soo saamayn ku yeeshay Bulshada degmada Caluula. Wariyaha...

Ciidamada Amaanka oo saaka fashiliyey Qarax Miino

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa  saaka waxaa ay fashiliyeen Qarax miino oo ay maleeshiyaadka Al shabaab ku aaseen wadada Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...