SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la bilaabay araaji qabashada guddiga xuquuqul insaanka qaranka (Daawo Muuqaal)

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in wasaaradda ay gacanta ku heyso dhismaha...

Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in la soo qabto dadkii dilay guddomiyihii gobalka Galgaduud

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa a tacsiyadeeyey dilkii magaalaad Muqdisho loogu geystay isaga iyo walaalkiisa. Halkani ka aqriso warsaxaafadeed ka soo...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo Garoowe ku Qaabilay Saraakiil ka Socdey Hay’adda UNSOM

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socdey hay’adda UNSOM Soomaaliya oo uu hogaaminayey Mr. Simon...

Madaxweyne Rwanda Paul Kagame oo markii 3aad dib loo doortay

Guddiga doorashooyinka dalka Ruwanda ayaa shaaciyay in uu doorashadii ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Paul Kagame madaxweynaha dalkaasi. Mr Kagame ayaa heley 98% boqolkiiba...

Madax katirsan Jubbaland iyo K/Galbeed oo Baydhabo uga qeybgalay bandhigga hidaha iyo dhaqanka suuban

Munaasabadan Waxaa ka soo qeybgaley Guddoomiyaasha Baar lamaanda Jubbaland iyo K/Galbeed  Xildhibaano Katirsan Baar lamaanka Federaalak  Soomaaliya,Qaar kamid ah Wasiirada Magacaaban ee K/Galbeed iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...