SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

RW Khayre oo booqday kaydka raashinka ee ciidanka dalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta...

Ku dhawaad 400 dhalinyaro ah oo ka faa’idaystay tababar shaqo abuur ah oo Muqdisho loogu sameeyey

Ayadoo  sii kordhayaan dhalinyarada waxbaratay oo shaqo la’aanta haysata ayaa magalaad Muqdisho waxaa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya...

Sanadguuradii 72- aad ee Bamkii ugu horeeyay ee lagu tuuray Hiroshima

Dalka Jabaan waxaa maanta laga xusayaa Sanadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay Markii uu Mareykanku ku weeraray magaalada Hiroshima hubka wax gumaada ee loo...

Dowladda oo la wareegtay Doomo loogu talo galay Ciidamada Badda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegtay doonyo loogu talo galay in ay isticmaalaan ciidamada Badda Soomaaliya si ay kooxaha Burcadda ah uga ilaaliyaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Aqalka Wakiilada Soomaaliland

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta  ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...